Tirada laga dhigayo golaha Wasiirada oo khilaaf ka jiro iyo Magacaabista Wasiirada oo…

Ra’isul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa laga sugayaa in uu soo magacaabo golle wasiirro cusub, waxaana suurto gal ah in saacadaha soo aadan Ra’isul Wasaaraha kusoo magacaabo golihiisa wasiirada. Sida aan wararka ku heleyno Magacaabista golaha wasiirada ayaa dib u dhac ku yimid, waxaana is fahmi waa ka jiraa tirada laga dhigayo gollaha … Continue reading Tirada laga dhigayo golaha Wasiirada oo khilaaf ka jiro iyo Magacaabista Wasiirada oo…